Baarlamanka Galmudug oo kulan deg deg ah la iskugu yeeray & Xildhibaanadii Ahlu sunna oo..

Sida ay sheegayaan warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Dhuusamareeb waxaa la filayaa inuu halkaas ka furmo kulan deg deg ah oo ay yeelan doonaan Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug. Gudoonka Baarlamanka Galmudug ayaa iskugu yeeray Xildhibaanada iney ka soo qeyb galaan kulankan deg deg ah oo wararku sheegayaan in looga hadlayo qodobo xasaasi ah oo … Continue reading Baarlamanka Galmudug oo kulan deg deg ah la iskugu yeeray & Xildhibaanadii Ahlu sunna oo..